TACSI TIIRAANYO LEH..ALLAH HA U NAXARIISTEE CISMAAN AW-ADAN JAAMAC HOOYADII OO …

Tacsi

INAA-LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Anigoo ku hadlaya Magacayga, kan Dhamaanba Gudida iyo Taageerayaasha Xisbiga Waddani UK iyo Yuruba waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Mudane Osman Aw-Adam Jama oo ka tirsan Madaxda Xisbiga Waddani Heer Qaran, oo Hooyadii ku geeriyootay Wadankii Hooyo.

Marxuumada Waxaanu Illahay uga baryaynaa inuu Dembigeeda Dhaafo, Hoy ay ku nasatana uga dhigo Janooyinkiisa Macaanka badan. Dhamaan Qoyskii, Eheladii iyo Axsaabtii ay ka tagtayna waxaan Illahay uga baryaynaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aaaaaammmmmmmiiiiiiiiiiiiinnnnnn.

Afhayeenka Xisbiga Waddani ee Qaarada Yurub.
Qasim A Saleebaan
London