TACSI…Waxaanu Tacsi tiiraanyo u diraynaa annagoo dhammaantayo ku nool UK geerida ku timid AHN Aamina Xasan Xuseen

Tacsi

Waxaanu Tacsi tiiraanyo  u diraynaa annagoo dhammaantayo ku nool UK    eheliyadii iyo qaraabadii  ay ka  geeriyootay  AHN (Aamina Xasan Xuseen)   Gaar ahaan C/Casiis Ibraahim Maxamuud Axmed Cali, oo hooyadii ay ahayd.
samir hasiiyo ilaahay ha siiyo. Isaga Jannadii ha ka waraabiyo
Aamiin … Aamiin.

Maxamed ismaaciil jaamac

Raage Maxamed Ibraahim Aadan

maxamuud jaamac aadan

khadar jaamac aadan

jamaal ow xirsi xasan

axmed cali xaashi

axmed yuusuf xariirr