Xubnaha Ururka isku-xirka dhalinyarada iyo sports-ka Somalida ee Xafada Woolwich oo kala-ah:-

hambaly dhalasho

Xubnaha Ururka isku-xirka dhalinyarada iyo sports-ka Somalida ee Xafada Woolwich oo kala-ah:-

Faysal Daahir dheer
Hassan Mohamed Ahmed
Mohamed shanfool
Ahmed Abdullahi Wabari
Ahmed Abdillahi Haji
Ahmed Abdi xaji
Liiban Burco
Hamdi ali Fandhe
Abdirashid Indha-balac
Bile kooro-weyne
Abdiwahab Yassin  (dayniile)
Abdirisaq Mohamed Adan
Sharif
Said Xamari
Ismail Dahabshiil
Ismail jama  (wax-arta)
Guuleed Abdisamad   (Jabuuti)
Hamse Salaan
Sead Mohamed
Caraale Ali
Dr. Faysal Mohamed Ahmed
Said abdi Haji.

Dhamantayo anago isku dhuuban waxaan HAMBALYO iyo BOGADEENBA uu diraayna

Saxibkaya:    Zaki abdi bacow

&

Marwadis qaliga-ah:  Fahiima Abdullahi geedi

oo wiil ugu dhashay Xaafada Woolwich, ee Magalada London (Gar-ahaan  Cisbitalka Queen Elisbeth Hospital). markay tariikhdu ahayd Habeenki Talaadada, 08/04/2014

Wiilkaas oo loo bixiyay Naadir Zaki Abdi

Waxeynu leynahay soo Bar Baar Abti/adeer/ Awoowe, oo noqo kii Dalkisa, Diintisa, iyo walidki Anfaco.

Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin Aaaaaaaamin