Beelweynta Gabooye Waa in Si Weyn Loogu Diyaargaroobaa Soo Dhaweeynta Maalinta Qaren Ee 18 May

Beelweynta Gabooye Waa in Si Weyn Loogu Diyaargaroobaa Soo Dhaweeynta Maalinta Qaren Ee 18 May

 MAQAAL

 Waxaan Halkan Hambalyo Iyo Bogadin Halkan  Uga Dirayaa Madaxwenaha Somali Land Madaxweyne Ku Xigeenka Gudoomiyaha Barlamaanka Axsaabta Qaranka Somaliland Iyo Dhamaan Ummadda Somaliland Meel Kastay Joogto

Angoo Ku Hambalaynay Maalinta Qaranka Somaliland 18may, Waxaan Leeyahay Sanadkan Sanadkiisa Ku Guul Iyo Baraaqo Iyo Hormara Iyo Ictiraac, Somaliland Ha Noolaado

 

Gudoomiyaha Ururka Horumarinta Dhalinyarada Beelaha Gabooye Ee Somaliland

Mubaarik Cabdi Xasan