Abtirsiimaddii Muuse Boqor Eedde Nimankii

Saaka waxa dalka ka beryay waa siyaasadeed oo aad u adag waxana samada iyo laxaha dhexdoodda 

MAQAAL

Isku shareertay siyaasadii xiinka iyo xurgufda badnayd xisbiga kulmiye dhexdiisa caadada u ahayd
Hadaba saaka waxaan doonayaa inaan xoogaa taariikha ka sheekeeyo oo sarbeeb u badan
Xisbiga kulmiye waxa mudo gudoomiye kasoo ahaa Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah
Imika M/weynaha dalka oo isagu jagadaas ku hantiyay magaca xisbiga balse waxa jiray rag aad ula soo 
Halgamay oo iyaguna sugaayay wakhtigooda isla markaana waxay u samreen inuu maruun jaaniskooda 
Ay ka faa.iidaystaan
Hadaba inaga oo weli dhexqaadayna maqaalka oo aan soo gebagebayn waxan doonaya inaan dhextaal uga
Dhigo tuduc gabay oo uu leeyahay AHN Abwaan Dacar Ibraahim waxana uu yidhi
ABTIRSIIMADII MUUSE BOQOR EEDDE NIMANKIIYE
ADIMADDA CAGII LAGA JAR-YOO KU ORDDI MAAYAANE
INDHII MADAXA WAA LAGA RIDOO WAX ARKI MAAYAANE
ISMA AAMUSEEYEE HAWEEN WA ISLA OOYAANE
AGOONTA IYO MAATIDA AYAY KA AMBAN TAARIIKHDU
AYAAN ARARTA UGU XOOGSADEE MAANAN TIRIYEEN
Hadaba isaga oo halkaas dhigay suugaan mugleh abwaanku ayaa anigan saaka waxaan tuducaas usoo qaatay xaaladdo Taagan oo ay kamid yihiin arimahaan kor kusoo xusnay ku saabsan siyaasada hadab Siilaanyo waxaan leeyahay Habeenkii waligiiba ha dheeraadee waxa la sugaa waa waaga Muuse iyo Mujaahi Maxamed-na waxaan leeyahay waar Is muujisee hayna biyo dhiijinina taas waxaan u leeyahay maaha inaan u dardaar werinaayo mujaahidiita laakiin
Waxan uga jeedaa waar idinkaa mindida daab keedii hayee haw yaacina Qoladan maanta ordaysee leh xisbiga
Nalooga dambayn maayan Buus dhaha iyo weliba khara
 
by Sacad Cali Kaahin plucky
Qalin Ku Difaac Gruop