Amiirka Qoomiyadda Subeer Awal oo Bogaadiyaya Muuse Biixi

saleebaan

Amiirka Guud ee Qoomiyadda Subeer Awal Amiir Suleebaan Ibraahim Maxamuud X Xasan hadaba aniga oo ah amiir Suleebaan Ibraahim Maxamuud X Xasan isla Markaana ah Amiirka guud ee qoomiyada subeer awal waxa hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo aan ku amaanayo Talaabada  Uu qaaday ee ku aadan go.aan qaadashadiisa ku saabsan arimaha la xidhiidha Siyaasada ee cakiran hadaba waxan gudoomiyaha u cadaynayaa in uu maanta.
Haysto taageeradii Gobolka saaxil iyo tii guud qoomiyada subeer awalba
Waanan Ku Hambalyanayaa waananu Ku garab taaganahay sidaa daraadee Waxaan cambaaraynayaa waxa lagu sheegay fulinta iyo golaha dhexe ee dhawaan lagaga dhawaaqay hargaysa oo waxa khalkhal gelinaaya xisloonida iyo nabad gelyada wadanka iyo dimuqraadiyadaba
waa bilaahi towafiiq 
By Amiir Saleebaan Ibraahin Maxamuud X Xasan Burco