Baaq kasoo baxay Beesha Muuse Abokor “Taageero Buuxda Cod iyo Cududba Waxannu Ugu Shubaynaa WADDANI”

image

Baaq kasoo baxay Beesha Muuse Abokor “Taageero Buuxda Cod iyo Cududba Waxannu Ugu Shubaynaa WADDANI”

May 15, 2014  

Hadaanu nahay waxgaradka,siyaasiyiinta,aqoonyahanka dhaliinyarada ,culimaa udiinka, beesha muuse abokor waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaanu simugleh taageero, cudud iyo codba ugu shubayno xisbiga mucaaridka ah ee wadani oo wadahadalo noo socdaan.

Haddii aanu ku heshiino waxaanu ku dhawaai doonaa waxii kasoobaxa iyo tageeradayadda dhawaan waxaanuna ku jiraa qaban qaabadeeda kadib markii beesha iyo deegaankedaba waxba loo qaban waayey saamigii ay beeshu xaqa u lahaydna hungo ka taaganyihiin, beesha oo degaankeeda ay ka jirto baahiyo aad u fara badan,waxyaabaha nolosha aasaasiga u ahna aan waxba laga qaban, oo ay kamid yihiin, cisbitaalo, saldhigyo oo an laga dhisin si nabada loo sugo, iskuulo oo aan laga dhisin si waxbarashada ko loogu qaado,iyo baahiyo biyo la.aaneed oo kajira badiba deganada sida degmada hulul , degmadda caynaba, degmada garadag, degmada ceelafweyn,degmada dararweyne,degmada laasciidle,degmada oog,degmada war idaad,degmada ceellaal , iyo degaanada hoos yimaada , oo ka aradan waxqabadka dawlada,waxaanu kaloo cambaaraynaynaa, dhulboobka lagu hayo deegaanada xeebta ee beeshu degto, sida ceeldoraad iyo karin iyo ruguuda oo dawladu ku degaamaynayso beelaha burco dega beelkamidda oo dahabshiil dabada kariixayo dhulka ay beeshu degtaa waa dhul qani ah oo khayraad kala duwan leh oo aanay laqabin degaanada kale ee somaliland,sida petrolka,dhuxuldhagaxda,macdanta, beeyadda iyokhayraadka bada dhamaan intaasi waxay mashariic horumarineed lahayd waxa loo xidhay cidgaar ah oo aan beesha ahayn taana waxaanu u aragnaa inaan beesha waxba loo ogolayn iyo degaan keedaba.
magacyadda gudiga qaban qaabada
1.xiliban , Axmed Maxamed Dhunkaal Gudoomiyaha qaban qabada
2. oday aadan nuur ducaale
3.ganacsade cabdi cabdulaahi carab
4.ganacsade aadan ismaciil ciise
5.maxamed siciid ducaale