Benderra Caasi Baa Loogu Go.ay Ina Bidaaraw Qaar Baaba Yidhi Ibraahin Talaabo Ayaanu Siyaasadda Soo Gelinay

maqaal

Waxan doonayaa inaan halkan maanta kaga hadlo arimmo la xidhiidha
Waxa loo yaqaan baqaska oo diinteenu inoo sheegtay inuu yahay xaaraan
Waayo qof waliba waxa uu leeyahay wax ugaara amma lagu tix geliyo
Hadaba waxa jira nin kamida dadka s/land sida aadka ah looga yaqaan amma
Katirsan siyaasiyiinta dalka ee qurbo jooga ah waa Ibraahim Ducaale Saleebaan Talaabo oo
Shahaadadda mester political science ka loo yaqaan ka qaatay jaamacadd ku taala wadanka suuriya
Sanadii 1989kii kana soo shaqeeyay sidda u xusan isag xisbiyada Africa.


Halkan marka laga hadlaayana inagu aynu ku baranay ururkii la odhan jiray ILAYS xiligii
Inoogo horaysay nidaamka xisbiyadda tiradda badan markii dambena kamid ahaa xisbigii gebi ahaan Meesha kabaxay ee UDUB xubnihiisii fulinta markii xigtayna ahaa ninkii wada hadalkii  u horeeyay.


La sameeyay Gudoomiyaha xisbiga ucid eng Faysal Cali Waraabe si ay ugu biiraan garbkii uu Hogaaminaayay Jamaal Cali Xuseen imikan uga diga rogtay xisbiga taladda haya ee KULMIYE ayaa
Waxan maqlay qaar leh Ibraahin Talaabo anagaa siyaasada soo gelinay adeer waxan idiin
Sheegayaa walaahi kuwa sidaas leh isagaa bad wayn kala soo dabaashay iyaga qudhoodana
Isagaa iyaga siyaasadda baray markaa waxaan leeyahay qolyahaa BENDER
RA CAASI BAA LOOGU GO.AY INA BIDAARAWE BERINA HA LA AASEE NIN RAGA BAQASKII WAA CEEB


Adeer isagana anagaa naqaanay idinkana imika idin baranaye baqaska iska daaya oo ninkii indhaha
Idiin jeexay makhaayadaha hargaysa haka caayina ee hadaydaan u abaal gudayn aflagaadada
Kadaaya isag iyo anagaba fanaaniin ayaa nugu noqoteene

by Sacad Cali Kaahin Raamalay Sacad plucky