Home Wararka Daawo Muqaal: Aas Qaran Oo Burco Loogu Sameeyay Isuduwihii Wasaaradda Waxbarashadda Gobolka...

Daawo Muqaal: Aas Qaran Oo Burco Loogu Sameeyay Isuduwihii Wasaaradda Waxbarashadda Gobolka Togdheer .

Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco ee caasimada gobolka Togdheer ayaa aas qaran u sameeyay maanta isuduwihii Wasaaradda Waxbarashadda gobolka Togdheer marxuum Cabdi Axmed Siciid oo Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Alle hawnaxariistee.

Xaga hoosena ka daawo muuqaalka yaala

AasBurco1AasBurco2