Daawo Muqaal: Gudoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul U Naqdiyey Khudbad Sandeedii Siilaanyo Kana Hadlay Oday Dhaqameed Ka Yimi Koonfurta Somaliya

muMay 8, 2014 Hargeysa(SM) – Gudoomiye Ku-Xigeenka Koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Axmed Muumin Seed ayaa si kulul u dhalilay Khudbad sanadeedii uu madaxweynaha jamhuuriyada somaliland maalintii shalay ahayd ka jeediyey Xurunta baarlamaanka somaliland,waxaana uu tibaaxay in aanu madaxweynuhu wax badan kala soconin dalka.
Axmed Muumin Seed waxaa uu sida oo kale uu ka hadlay warqad ay dhawaan u gudbiyeen madaxweynaha jamhuuriayda somaliland,iyo sida oo kale aragtidooda ku wajahan ka xisbi ahaan Oday dhaqameedyo ka soo jeeda beelaha Hawiye oo iyaguna malintii shalay ahayd dalka yimi.

Salaanmedia/ Hargeysa