Daawo Muqaal: Maayarka Hargeysa Oo Waddo Cusub Dhagax Dhigay, Biriij Cusubna Xadhiga Ka Jaray

3May 10, 2014 Hargeysa(SM) – Maayirka Caasimadda Hargeysa, ayaa waddo cusub oo Xaafadda Goljanno iyo Daami isku xidha dhagax dhigay, halka xaafadda Maxamuud Haybe u sameeyeen bariij biyo mareen ah oo maayirkii hore u taagwaayey, isla markaana ay ku guulaysteen bariijkaasi.

Salaanmedia/Hargeysa