Daawo Muqaal: Qaar Kamida Cuqaasha Iyo Waxgaradka Reer Boorama OoTaageeray Musharaxnimada Madaxweyne Silaanyo

40493May 12, 2014 Borama(SM)Qadhaqa goboladagalbeedka Somaliland oo shir jaraa’id maanta ku qabtay gudaha
magaalada Boorama ayaa waxa ay taageero xoogan u muujiyeen musharaxnimada mar labaad ee jagada ugu saraysa dalka ee uu isku soo sharaxay madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Salaanmedia/Hargaysa