Daawo Muqaal…Sulaanka guud ee Qurba-jooga Somaliland Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Gulled oo TACSI u diraaya Geerida ku timid Cabdi Axmed Siciid oo Ahaa Gudoomiyii Wasaaradda Waxbarashadda Gobolka Togdheer oo Burco ku geeriyooday.

Allah ha u naxariistee waxa dhawaan Magaaladda Burco ku geeriyooday Gudoomiyii Wasaaradda Waxbarashadda Gobolka Togdheer Marxuum Cabdi Axmed Siciid Waxaan TACSI u diyaara eheladii iyo qarabadaii uu ka geeriyoday Suldaanka guud ee Qurba-jooga  Somaliland Xaaji Axmed Axmed Diiriye Guleed.Salaanmedia waxa ay TACSI taas la mid ah u dirayaa Marxuumka iyo dhamaan dadkii uu ka tagay..Ilaahay ha u naxariisto..Amiin

Daawo Muqaalkan uu suldaanku ku tacsiyadeynaayo.

Salaanmedia/London