Eng Cali XoorXooraw Sanadkaa Siilaanyo U Hadhay Ka Ururuso Walaahi Inaanad Dib Ugusoo Noqonayni Dekedda Berbera.e

maqaal

Maareeyaha dekeda berbera Cali Xoorxoor waxaan leeyahay waxaad caadaysatay
Inaad weligaa ahaato guul wede aan waxba ka xishoon oo weliba dhaqaalaha
Iyo Hantida umaddana ugu adeega hadba ninka kursiga ku fadhiya
Maanta waxaan kuu sheegayaa hadaad muddo amma waayo sidan ku soo
Ahayd maareeye berbera laga ciseeyo ogaw waxaad noqon doontaa wixii
Kadambeeya sanadkaa Siilaanyo u hadhay maxbuus ku raaga jeelasha dalka oo
Lagaaga hadhi maayo wixii aad musuqmaasaq dalka ka gashay waana balan
Waxaanada samaysaa ha nacasoobine kasii ururso waxaad jeelka ku cuni Lahayd

Maanta intaad kursiga joogto waxanan sidaa uleeyahay markaad adigoo
Ah shaqaale oo weliba jooga ishii keli ahayd ee dhaqaalaha qaranka
Aad maalin walba shaashadaha isa soo taagto adigoo nin u rixinaaya oo
Leh hebel ayaan taageersanahay iyo hebel baan la socdaa
Waar horta shaqadaada iyo xisbinimada maxaa iskaga xidhan
Waad garan wayday dawgaagii ee waa inoo iyo beri marka doorasho la qabto
Waa balan in aan cadaalada ku hor keeni doono insha allah

by sacad cali kaahin plucky