Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Minneapolis Abdirahman Dahir Adam Oo Tacsi U Diraya Marxuun Xildhibaan Fu’ad Sheikh Muxumed Cabdalle

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Minneapolis Abdirahman Dahir Adam Oo Tacsi U Diraya Marxuun Xildhibaan Fu’ad Sheikh Muxumed Cabdalle

tacsi1 (2)Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Anigoo ah Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Magaalada Minneapolis Abdirahman Dahir Adam kuna hadlaya Magacayga, iyo magaca Dhamaan taageerayaasha xisbiga wadani waxaan Tacsi tiiraanyo u diraynaa Xaaskii, ehelkii, iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuun Fu’ad Sheikh Muxumed Cabdalle. Marxuunka oo ku dhowaan ku geeriyooday waddanka Mareykanka. Waxaan ilaahay iga baryeynaa in Marxuunka uu ka waraabiyo Janadii Fardows, Dhamaanteenna Samir iyo iimaan nga siiyo. Aamiin!,

Alaa Mahad Leh
Abdirahman Dahir Adam

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Minneapolis