Gudoomiye Fa’isa Farah Suusle oo Hanbalyo u diraysa dhamaan Umada Somaliland 18 May

Gudoomiye Fa’isa Farah Suusle oo hanbalyo u diraysa dhamaan Umada Somaliland 18 may

 

May 21, 2014


image

 

 

 

Gudoomiyaha Guud Hablaha H/ Yoonis Mrs Fa’isa Farah Suusle
waxay Hanbalyo u diraysa dhamaan Umada Somaliland 18 may leedayna
Ciid wanaagsan waxa kaloo si gaara u leedayna cimrigiin ha jiro
Xildhibaan Qibaaq Jaamac iyo saaxiibteed Muna Cabdi Gamuute oo ah
Hablihii keenay Aqoonsiga Bristol isla markaana Calanka halkaa ka tagay
waxaan leeyahay Hanbalyo dhamaan Somaliland.

Waxaan aad si gaara ugu mahadcelinayaa dhamaan shacabka reer Somaliland sida wacan ee ay uga qayb qateen xuska 18 May.

Allah Mahadleh