H a m b a l y o…. H a m b a l y o Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay ku hambalyaynaysaa dhammaan shacbi

SSUK-LOGO1

H a m b a l y o…. H a m b a l y o

Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay ku hambalyaynaysaa dhammaan shacbi

weynaha Somaliland meelkastoo ay joogaanba munaasabada qaaliga ah ee 18 ka May,

oo ah sanad guurada 23aad ee ka soo wareegtay maalintii shacbiga Somaliland dib ula

soo noqday dawladnimadoodii iyo madaxbanaanidoodii. Waxaanu ilaahay uga

rajaynaynaa inuu inagu wada gaadhsiiyo munaasabada xigta dawladnimo iyo aqoonsi

buuxa oo aynu Ka helno bulshada caalamka. Amiin.

Gud/ Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK)

Abdalla Salim