HAMBALYO 18 MAY….Gudoomiyaha West London Somaliland Community Iman Maxamed Ciise

maqaal

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha West London Somaliland Community Iman maxamed Ciise wuxuu Hambalyo kusaabsan 23rd guurada dib ulasoo noqoshadii gooni isutaaga Somaliland oo kubeegan 18th may udirayaa dhamaan shacabka Somaliland isagoo urajeeyay ictiraaf iyo horu mar 

Hambalyo Hambalyo