HAMBALYO AROOSKA AXMED XASAN DA’UUD IYO MARWADISA IQRA DAAHIR DUBAD OO LONDON KA DHACAY….09.5.14

Waxa maanta meherkiisu ka dhacay Nomad Restaurant ee galbeedka magaaladda London Caruuska Axmed Xasan Da’uud iyo Marwadiisa Iqra Daahir Dubad,Meherka oo aad looga soo qayb galay waxa marti sharafta xafladda meherka kasoo qayb galay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo dhalinyaro,haweeen kale oo aad u fara badan.

Waxa Illahay uga baryaynaa lamaanahaa Meherkoodu ka dhacay Nomad Restaurent in ILLAAHAY ka dhigo kuwii isku raga ee Ubad khayr qaba kala helay.IMG_0309 IMG_0310 IMG_0314 IMG_0326 IMG_0328 IMG_0329 IMG_0331 IMG_0332 IMG_0335 IMG_0338 IMG_0339 IMG_0345 IMG_0354 IMG_0356 IMG_0359 IMG_0361 IMG_0363 IMG_0367 IMG_0372 IMG_0373 IMG_0374 IMG_0375 IMG_0378 IMG_0379 IMG_0384 IMG_0388 IMG_0389 IMG_0390

Salaanmedia waxa ay Hambalyo gaara u dirayaan Axmed Iyo Xaaskiisa cusub Iqra isku waara …Amiin