Hambalyo Meher Wacan Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha Gobolka Sanaag Maxamed Dhegayare Iyo Marwadiisa Canab Warsame Caarshe

Hambalyo Meher Wacan Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha Gobolka Sanaag Maxamed Dhegayare Iyo Marwadiisa Canab Warsame Caarshe
1
 
Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xusan Waxay Hambalyo Bogaadin Kal Iyo Laab Ah Udirayaan Boqorka Iyo Boqorada Lamaanaha Gayaankooda Idilkii Iska Doortay 
 
Waa Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha Gobolka Sanaag MUDANE :- MAXAMED SICIID SAALAX ”DHEGAYARE” Iyo Marwadiida Cusub -MARWO- CANAB WARSAME CAARSHE Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Waxanay Ilaahay Uga Baryaan Inay Noqdaan Kuwii Isku Waara Ubad Kheyr Qabana Kala Hela ”GUURKIINANA SOO DEDEJIYA” 
 
AAMIN AAMIIN.
________________________________________________________________
 
1- Isuduwaha Wasarada Warfaafinta G/Sanaag Maxamuud Maxamed Xasan ”Saraaf”
2- Xildhibaan Maxamuud Amiir Warsame Jama
3- Gudomiyaha Haayada ASAAS Caydaruus Maxamud Osman ”Sange”
4-Agasimaha Star TV Hasan Maal Dhidar
5-Agasimaha Royal TV Yahye Shekh Ismail
6- Agasimaha Somalichanel Ahmed Suufi
7- Suxufi Mohamed Yousof Bakayle
8-Suxufi Abdirisaak Terra
9-Suxufi Cali Aadan Daahir
10-Suxufi Cabdrisaak Tukubo.
_____________________________________________________________
Hamalyo Meher Wacan Isuduwe MUDANE :- MAXAMED SICIID SAALAX ”DHEGAYARE” Iyo Marwadiida Cusub -MARWO- CANAB WARSAME CAARSHEÂ