HANBALYO BIRISTOL IYO SHACABKA REER SOMALILANDBA.

17 / 5 / 14

WAXA  AAN  SALAAMAYAA  SALAAN-MEDIA

IYO  INTA  KU  XIDHAN

MOHOLIN 

HANBALYO  BIRISTOL

Waxa  aan  hanbalyo  udira-yaa  dhammaan

Dadweyni-hii  reer  soomaali  laan  ee  ka  qaybgalay  calansaar- kii  biristol  oo  ay

Hoggaaminay-so  xildhibaana-dda 

HIBAAQ  JAAMAC  oo  runtii  qabatay  shaqo

Aad  iyo  aad  wax  uga  taraysa  qadiyadda

Soomaali-laan  waxaanan  filayaa  qof  kasta

Oo  soomaali-laan  daacad  u ihi  in uu gaadhi  karo

Waxa  uu  doonayo  waxaana  loo  baahan  yay

In  lagu  daydo  inantaa  HIBAAQ  ee  geesiyadda,ah  waxaan  leeyay  caqliga  (EEBBE )

Haw  siyaadiyo  cimrigana  haw  dheeree-yo

 

Maxamuud  cismaan  faarax  ( moholin )