Khudbad Taariikhi ah Iyo Waxqabad Muuqda W/Q Khadar Ibrahim.

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiniinta Somaliland.

 

 

khudbadi sannadeedkii Distooriga ahayd ee 4-aad ee uu Madaxweyne Axmed maxamed maxamuud Silaanyo ka horjeediyey slabadda  Gole Qaran, wuxuu si mug iyo miisaanba leh ugaga warramay wax qabadka iyo horumarka baaxadda leh ee ay Xukuumaddiisu ku tallaabsatay muddadaa afarta sano ku dhow ee ay xilka haysay, waana runti marka aad eegtid waa marlaxad dahabi ah oo horumarku muuqdo.

 

 

Madaxweynuhu wuxuu si waafiya uga hadlay waxyaabaha la taaban karo ee ay xukuumaddiisu ka qabatay dhanka Nabadgelyada, Siyaasadda Arrimaha Dibedda iyo wax sosaarka dalka, Waxbarashada iyo Caafimaadka, Waddooyinka, Horumarinta Madaarada iyo Dekedaha, Ammaanka iyo Fidinta Maamulka, Doorka Haweenka.

 

Saadaashu waa khayr khayr khayr !!

 

W/Q Khadar Ibrahim A

 

Khadar338@hotmail.com