laba qaydhinka ku qaybsatay bisaylka iskuma cawrido madaxwayne muse bixi horaad ugu heshisen inu shanta danbe sharaxanyahay waxaan salamaya akhristaha sharafta leeh, si gara waxan usalamaya saxafada madaxa banan, khilaafka kulmiye waxaan odhaankara waa ki snmta ee dalka lagu qabsaday oo kale wayoo waxaynu ogaayn marki dalkan lo halgamayay mudo badan aya khilaaf hose jiray lakin waxa ka waynaa oo marka horyalay snmta cadawgii dalka haystay marka tasana kentay in khilafka u dhexeya hogamiyayashe snm kuwaso nin walba gonidisa damac iyo oboreshino kale u watay, sida daraded gurubkaan hada is haysta wa kuwii marka tagna ama khilafka ka waday snm dhexdeda dalka in lagalo xata may aminsanan wakhtigi laso galay arintoduna waxay ahayd yaynan dagdagin sida daraded lagama yelin rag badan oo ibrahim dhagawayne ka midyahay iyo axmed mire ayaa hoganka dhuftay kuna saydhay gacanta dalkana sida ku hantay , waxaa aan idiin xasusinaya dalka marki laso galay watii nimankan hada is ,haysta iska horkenay inamadi dalkan xoreyay ee barbara burco hargaysa ka riday dagalo tasina waxay ku tusaysa hadaf la aantii snm kuso gashay dalka wayo may jiriin sharci qorna oo lagu hagayay snm sida daraded markiba isku dhac iyo qabyalad aya bilabantay horsedna waxa ka ahaa kuwaa hada dalka kawada buqa iyo isqabsadka , waxaan kalo idiin xasusinaya laba jeer oo shirwayne uu qabsaday kulmiye buqii iyo isqabsadki ka dhacay wuxuu gadhay dalko dhan waliba ku darso marka dalka gacanta kumay haynin ujedada aay ku kala badbadena waxay ahayd waar cadawba ina hortagan cadawgasina wa udub ee aynu isu tanasulno oo qayladena hos udhigno yadoo sidi snm ahay samayn jiren ay nin walba u hosayso khiyamadisa iyo tabta uu damacsanyahay runa cidi iskuma shegto hadana wa tii oo kalee waax ujeda ama mabadiya maleeh nimankani waligood way is khiyameyan anigana iguma cusba khiyamada gurubkani dalkan inay dacad kayihinaa anigu ma aminsani wayo yadoo ay ka xuntahay oo halgan lagu jiro ayay khilaf iyo isqabsadka ku jireen wana arin ay kuso dhaqmayen modo 30 sanadoda wana ka qayb noloshoda waax ayka wantobayana mahaa waxaan aad u dhagaystay hadal maxamed kahin ka dhawajiyay shalay adban isu waydiyay maxamed kahin mar waxan is idhi wuu ciyaraya mar waxan is idhi muse ayu jar uga talabsanaya nin la socda muse ayu matalaya mar waxaan is idhii adeerki silanyo ayay is ogyihino nin xaga la socda so matal ayu ku yidhi mar wuxuu bajinaya muse oo rru aya la ino dalbanaya ayu leyahay sidii nin argagixoso ah ayu iska soqadaya baqdin ayu muse ku ridaya hadalka maxamed kahin kaso yedhay shalaay anigu uman bogin manay ahayn inu sida u hadlo madama uu aminsanyahay in uu sharci ku fadhiyo muse qolada wax magacawdayna uu khalad u arkayo aniga aragtidayda hadal mesha yalay ama qabanayay mu ahayn hadalka maxamed kahin, waxaan u arka inu muse ku fadhiyo dariqii sharciga aha madama uu yahay gudomiyihi xisbiga, madama anu dalka ka maqnan madama anu xanunsanan madama anu wakilan qoladan ku dhawaqday sharciyadi xisbiga oo dhan waxan qaba inay khaldan yihin qolada shirwaynihi mamulaysay hadana ku dhawaqay golahi dhexe iyo gudidi fulinta maleeh awoda inta leeg , wayo inta badan makala foga xisbiyada qaranka xeer hosadyada u yala wa isku mid meel mel moyane makala foga xerarka asxabtu waxaan ogahay xisbigi udub inu isku mid ka yihin xaga awodaha iyo cida sharciyada u leeh marka qolo shirwayne mamulaysay ma ku dhawaqi karto gole dhexe iyo gudi fulineed isagoo gudomiyihi xadir yahay , madaxwaynahana waxan odhanlaha dalka iyo dadka ceeb hakaga taginee somaliland oo dhanba hada sikala socotee mantana ma kulmiye ayaad sii kala diraysa horaad muse biixi ula heshisay inad markaad madaxwayne ku gadho xisbiga aad sinayso waxi kadanbeya marka waxaan ku leyahay madaxwayne laba qaydhinka ku qaybsatay bisaylka iskuma cawridee iska haniye xisbiga iyo musharaxnimadaba odayasha kula so shaqeyayna ka qabo inamada yar yar ee aad so carbinayso garaad cabdiqani maxamed cabdilahi

10363121_692294614163550_6907684013668210299_n

 

 

 

 

 

 

laba qaydhinka ku qaybsatay bisaylka iskuma cawrido madaxwayne muse bixi horaad ugu heshisen inu shanta danbe sharaxanyahay waxaan salamaya akhristaha sharafta leeh, si gara waxan usalamaya saxafada madaxa banan, khilaafka kulmiye waxaan odhaankara waa ki snmta ee dalka lagu qabsaday oo kale wayoo waxaynu ogaayn marki dalkan lo halgamayay mudo badan aya khilaaf hose jiray.

lakin waxa ka waynaa oo marka horyalay snmta cadawgii dalka haystay marka tasana kentay in khilafka u dhexeya hogamiyayashe snm kuwaso nin walba gonidisa damac iyo oboreshino kale u watay, sida daraded gurubkaan hada is haysta wa kuwii marka tagna ama khilafka ka waday snm dhexdeda dalka in lagalo xata may aminsanan wakhtigi laso galay arintoduna waxay ahayd yaynan dagdagin sida daraded lagama yelin rag badan oo ibrahim dhagawayne ka midyahay iyo axmed mire ayaa hoganka dhuftay kuna saydhay gacanta dalkana sida ku hantay , waxaa aan idiin xasusinaya dalka marki laso galay watii nimankan hada is ,

haysta iska horkenay inamadi dalkan xoreyay ee barbara burco hargaysa ka riday dagalo tasina waxay ku tusaysa hadaf la aantii snm kuso gashay dalka wayo may jiriin sharci qorna oo lagu hagayay snm sida daraded markiba isku dhac iyo qabyalad aya bilabantay horsedna waxa ka ahaa kuwaa hada dalka kawada buqa iyo isqabsadka , waxaan kalo idiin xasusinaya laba jeer oo shirwayne uu qabsaday kulmiye buqii iyo isqabsadki ka dhacay wuxuu gadhay dalko dhan waliba ku darso marka dalka gacanta kumay haynin ujedada aay ku kala badbadena waxay ahayd waar cadawba ina hortagan cadawgasina wa udub ee aynu isu tanasulno oo qayladena hos udhigno yadoo sidi snm ahay samayn jiren ay nin walba u hosayso khiyamadisa iyo tabta uu damacsanyahay runa cidi iskuma shegto hadana wa tii oo kalee waax ujeda ama mabadiya maleeh nimankani waligood way is khiyameyan.

anigana iguma cusba khiyamada gurubkani dalkan inay dacad kayihinaa anigu ma aminsani wayo yadoo ay ka xuntahay oo halgan lagu jiro ayay khilaf iyo isqabsadka ku jireen wana arin ay kuso dhaqmayen modo 30 sanadoda wana ka qayb noloshoda waax ayka wantobayana mahaa waxaan aad u dhagaystay hadal maxamed kahin ka dhawajiyay shalay adban isu waydiyay maxamed kahin mar waxan is idhi wuu ciyaraya mar waxan is idhi muse ayu jar uga talabsanaya nin la socda muse ayu matalaya mar waxaan is idhii adeerki silanyo ayay is ogyihino nin xaga la socda so matal ayu ku yidhi mar wuxuu bajinaya muse oo rru aya la ino dalbanaya ayu leyahay sidii nin argagixoso ah ayu iska soqadaya baqdin ayu muse ku ridaya hadalka maxamed kahin kaso yedhay shalaay anigu uman bogin manay ahayn inu sida u hadlo madama uu aminsanyahay in uu sharci ku fadhiyo muse qolada wax magacawdayna uu khalad u arkayo aniga aragtidayda hadal mesha yalay ama qabanayay mu ahayn hadalka maxamed kahin, waxaan u arka inu muse ku fadhiyo dariqii sharciga aha madama uu yahay gudomiyihi xisbiga, madama anu dalka ka maqnan madama anu xanunsanan madama anu wakilan qoladan ku dhawaqday.

sharciyadi xisbiga oo dhan waxan qaba inay khaldan yihin qolada shirwaynihi mamulaysay hadana ku dhawaqay golahi dhexe iyo gudidi fulinta maleeh awoda inta leeg , wayo inta badan makala foga xisbiyada qaranka xeer hosadyada u yala wa isku mid meel mel moyane makala foga xerarka asxabtu waxaan ogahay xisbigi udub inu isku mid ka yihin xaga awodaha iyo cida sharciyada u leeh marka qolo shirwayne mamulaysay ma ku dhawaqi karto gole dhexe iyo gudi fulineed isagoo gudomiyihi xadir yahay , madaxwaynahana waxan odhanlaha dalka iyo dadka ceeb hakaga taginee somaliland oo dhanba hada sikala socotee mantana ma kulmiye ayaad sii kala diraysa horaad muse biixi ula heshisay inad markaad madaxwayne ku gadho xisbiga aad sinayso waxi kadanbeya marka waxaan ku leyahay madaxwayne laba qaydhinka ku qaybsatay bisaylka iskuma cawridee iska haniye xisbiga iyo musharaxnimadaba odayasha kula so shaqeyayna ka qabo inamada yar yar ee aad so carbinays.

garaad cabdiqani maxamed cabdilahi

Hargaysa