(MAXAA LA GUDBOON LABADA ASKARI EE XISBIGA KULMIYE GACANTA LOO GALIYAY, SIDEE LOO BADBAADIN KARAA XISBIGA KULMIYE)

image 
(MAXAA LA GUDBOON LABADA ASKARI EE XISBIGA  KULMIYE GACANTA LOO GALIYAY, SIDEE LOO BADBAADIN KARAA XISBIGA KULMIYE)

 

xisbiga kulmiye oo ah xisbigii ugu mucaaradada waynaa ee ka jiray jamhuriyada somaliland oo maantana ah xisbul xaakimka talada dalka haya ayaa waxuu galay marxalad aanan ficnayn.
su’aalaha la iska waydinayaa waxay tahay xisbiga burburkisa yaydan u tahay yaysan dan u ahayn?
axmed maxamed maxamuud silanyo waa musharax u taagan 5 sano ee soosocoto waxuuna donayaa inuu doorasha madaxtooyo dalka ka hirgaliya guushana uu marlabaad hanto maxaa la gudboon.
madaxwaynaha waa inuu ka joojiyaa wasiradan xisbiga maamulaya ee uu ushegaa inay shaqadooda qaran gutaan iskana dayaan labadan mujaahid daba galkooda una shega inay labada mujaahid yihin tiirarka xisbiga si toos ahna ula fadhistaa gudomiyaha iyo ku xigeenkisa si xal degdeg ah looga gaaro xisbiga kulmiye.
labada mujaahidna waa inay degenaansho muujiyaan iskana ilaawaan wasiiradan shaqadooda ku ilaashanaya hawsha xisbiga ay ka wadaan, madaxwaynahana ay u bareeraan toosna ugala hadlaan arinka dhabta ah ee xisba soo waa jahay,
burburka xisbiga waxuu jabinayaa heshiskii hore loo gaaray ee ahaa xisbiga sida laga yeelayo markuu madaxwaynaha ku gulaysto talada dalka
anigoo ah madaxwaynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland waxaan oran lahaa labada mujaahid waa inay ku ilawaan waxwalboo xisbiga kalasoo gudboonado madaxwaynaha iskuna dayaan inay odayga ku qadariyaan inuu ahado musharaxa madaxwaynaha 5 sanee soo socota haduu waqtiga usaamaxo,
madaxwaynahana garta labada mujaahid waxay lasoo mareen uguna bareeraa inuu la shaqaynayo waqtigooda cida wasiirada ah ee hada hadal haysana u cadeya in labada mujaahid ay yihin indhihisa