Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga UCID Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh U

Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga UCID Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Ehelkii Iyo Qarabadii Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Shide Faahiye Oo Borama Maanta Lagu Aasay.

116ucid

 

 

 

 

Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid Abdirashid Hassan Mataan Ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh Uu u Diray Marxuum Shide Faahiye Cige Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Borama Waxa Uuna Ilahay Marxuumka Uga Baryey In Uu Janatu Fardawsa Uu Ka Waraabiyo Dhamaan Eheladii,Qarabadii Iyo Umada Somaliland Ee Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iman Ka Siiyo.

AMiiiin Aamiiiiiiin Aaamiiiiiiin

Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid

Abdirashid Hassan Mataan.

Alla Mahad Leh.