Ogaysiis Kulan Qadhaan Ururinta Wadada Ceerigabo oo Ka dhacysa Minneapolis, Minnesota US

image

Ogaysis Kulan Qadhaan Ururinta Wadada Ceerigabo oo Ka dhacysa Minneapolis, Minnesota US

May 23, 2014 

Jaaliyada Somaliland ee  Ku dhaqan Gobolka  Minnesota USA Waxaa lagu war galinyaa lagana Codsanayaa inay ka soo qayb galaan Xaflad Balaadhan oo qaadhan loogu ururinayo Wadada Ceerigabo.  Maalinta Axada bisha May 25.

Xafladu  waxaay Ka dhacaysa Mgaalada Minneapolis waxana  inagala qayb qadanayaa Wafti Culus oo Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali  X Xassan, Gudoomiye Ku Xigeenka  Koobad ee Golaha Wakiilada  Baashe Maxamed Faarax,  Xildhibaan Cali Obsiiye Diiriye(Cali-Gabiley) iyo Marwo Sacdiya   Muuse Axmed. Mihiimada Xafladan isagu jirta cashada iyo qaadhan uruurinta waa tii ugu horeysay ee lagu qabto Gobolka Minnesota iyo weliba  wadanka Marykanka  laguna taagero dhisida Wadada Ceerigabo. Wixii Faahfahina fadlan ka akhriso  xayaaysika.

Ahmed Abdullahi Ali  (Jemeli)
Minneapolis , Minnesota USA
jemeli2@hotmail.com