Ogaysiis muhiima oo kusocda jaalliyada Gobolka sanaag ee UK

ogeysiis

Waxaanu si xushmad leh uga Codsanaynaa dhamaan jaalliyada kasoo jeeda Gobolka Sanaaag ee kusugan UK inay kasoo qayb galaan shir muhiima oo kusaabsan is xog waraysi xaalada guud ee wadankii gaar ahaana gobolka iyo horumarintiisa Waxaana marti inoogu ah Maayarka Degmada Ceerigaabo  Ismaciil Xaaji Nuur, iyo Xil: C/raxman maxamed Talyanle , wakhtiga Axada  25/5/14 saacada  3pm–9pm Adderss : Oxford House Derbyshire street off Bethnal Green Road London E2 6HG

Gudida qaban qaabada      contact

1- faarax Cilmi Cali   :  07984407221 2- Siciid Aadan Liibaan: 07548628748 3- C/ kariim Yaasiin Sh Dalmar 07956185487 4- Mustafe Saalax Xaaji Xasan 07427844519 5-Axmed C/qaadir :07944642978 6- Max’ud Cabdi Cabdalle 07960519842