Ogaysiis ogaysiis Dhaman jaaliyada Somaliland ee dalka Finland…..

Ogaysiis ogaysiis Dhaman jaaliyada somaliland ee dalka finland…..

Ogaysiiis    ogaysiis            ogaysiis

ogeysiis

Dhaman jaaliyada somaliland ee ku dhaqan dalka finland , gaar ahaan caasimada helsinki iyo agagaaraheeda

waxaa la ogaysiinayaa in , malinta khamiista 29.05.2014.

Loo  qaban doono xaflad sagootin ah wasiirada shaqada iyo arimaha bulshada somalilaland marwo shukri xariir isamaciil

kulankan oo ka dhacaya xarunta jaaliyada , Hallka shiraraka.

Adrees:-nokiantie 3

Wixii faahfaahin dheeraada kala xidhiidh:-

Gudida jaaliyada somaliland dalka finalnd