Ogeysiis Dhammaan Jaaliyada Reer Awdal Ee Dalka Ingiriiska Waxa lagu Wargelinay​aa Ka Soo Qeybgalka Munaasibad Ballaadhan Oo ……

Ogeysiis Dhammaan Jaaliyada Reer Awdal Ee Dalka Ingiriiska Waxa lagu Wargelinay​aa Ka Soo Qeybgalka Munaasib

ad Ballaadhan Oo ……

OGEYSIIS

 

 

 

 

Dhammaan dadweynaha reer Awdal ee ku dhaqan guud ahaan dalka Ingiriiska waxa lagu wargelinayaa in ay ka soo qeybgalaan munaasibad ballaadhan oo lagu soo dhaweynayo amma sagootinayo Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle iyo Mudane Sharmaake Axmed Muxumed Geelle oo maalmihii u dambeeyay hawlo shaqo u joogay wadanka UK.

Ciwaanka goobta munaasibada lagu qabannayo.

St. John Community Centre
Crowford Avenue
Wembley Middlesex High Road
HAO 2HX

Taariikhda 25-05-2014

Maalinta Axada

Wakhtiga 5 galabnimo illaa 11 habeenimo.

Mahadsanid