OGEYSIIS MUHIIM AH….: Dhamaan shacabka Somaliland ee ku dhaqan magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda ,

 

OGEYSIIS  MUHIIM AH

 

ogeysiis 

 

Ku: Dhamaan shacabka Somaliland ee ku dhaqan magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda ,                                       

 

Ku;dhamaan shacabka somalilande e ku nool Koonfurta Sweden  iyo hareeraheeda.

 

Dalada guud ee Jaaliyadaha Somaliland ee dalka Sweden waxa ay shacab weynaha Somaliland ee  ku dhaqan dalkan Sweden la socodsiinaysaa in dalkan Sweden ay imanayaan wafdi culus oo ka socda xukuumadeena Somaliland maalinta jimcaha ee ay taariikhdu tahay 23/05-2014, haddii Alla idmo.kuwaas oo kala ah Wasiirkii arimaha debeda, Mohamed Bihi Yonis , wasiirka ku xigeenka shaqada iyo arimaha bulshada Marwo  Shukri Xariir Ismail, Mayarka caasimada Abdiraham Mohamoud Caydiid, Mayarka Berbera Abdishakuur Mohamed Hassan, Maayarka Gabiley Shacayb Mohamed Muse , Mayarka Boorame, Saleebaan Hassan Hadi iyo sidoo kale fanaanada caanka ah ee Sahra Halgan.

 

Sidaas awgeed waxa ay guddida Dalada guud si xushmad leh idiinka codsanayaa in aad ka soo qayb gashaan kulan aynu la qaadan doono wafdigaas. Waxana goobtu ay noqonaysaa

 

                   HusbyTräff        23/05-2014          

                       Edvard Griegsgången 9, 164 32 Kista

 

Saacadu kolka ay tahay 16:30 waxana ay dhamaan doontaa 18:30

 

Waxa iyana aanu ka codsanayaa in ay aad uga soo qayb galaan dhamaan shacabka somalilande e ku nool koonfurta Sweden xaflad weyn oo iyana ka dhici doonta maalinta sabtida magaalad Sävsjö taas oo u qabanqaabada ugu weyn wado saaxiib ay somaliland ku leedahay dalkan Sweden Mudane Mikael Torstensson.

 

Waxana ay ka dhacaysaa Magaalada Sävsjö 24/5-2014

 

Kulturhuset   

Mejensjögatan 2, Sävsjö

 

Saacadu kolka ay tahay 17:00

 

 

 

Waxii macluumaad ah kala soo xidhiidh Guddida Dalada

 

Hussein Wadadyare tel. 0700789340

 

Mustafe Abdi  Ismail tel. 0739055744

Â