OGEYSIIS: Oslo iyo Pro Samatar………

OGEYSIIS: Oslo iyo Pro Samatar………

Prof Ahmed I. Samatar oo Oslo Norway Garoonkeeda diyaaradaha ee Gardermoen airport  , ka soo dagi doona maalinta Khamiista 15/05/14saacada 13:30.

 
 Khudbad ayaa uu Prof. Ahmed I. Samatar ku qabandoonaa Magaalda Oslo ee caasimada Norway
Halkan ka tusaale qaado waa jimcaha 16/05/14 saacadaha 16:00 til 21:00Meesha Elvebakken vgs, Vestre Elvebakkke 3 Oslo.
Tilmaanta meesha dadku bus ka soo raaci karaan.
Oslo sentralstasjon ka soo qaado:
Buss nr 34 mot Tåsen ama Buss 54 mot Kjelsås stasjon.
Ka ga dag Jakob kirke holdeplass.
20 talaabo kor u soco Hausmannsgt.
Elvebakken vgs. waxa uu kaa qabanayaa dhinaca midigta.
samatar