Shacabweynaha Reer Somaliland ee Ku Nool Magaalada Sheffield ee wadanka UK Oo si wada Jir Ah Usoo Dhoweeyey Qudbadii Madaxweyneheenu Ka Horjeediyey Labada Gole Qaran Ee Dalka.

Shacabweynaha Reer Somaliland ee Ku Nool MAgaalada Sheffield ee wadanka UK  Oo si wada Jir Ah Usoo Dhoweeyey Qudbadii Madaxweyneheenu Ka Horjeediyey Labada Gole Qaran Ee Dalka.

shaffield

Dhamaan shacabka soomaliland meelkasta oo  Aaad aduunka kula sugan tihiinba

Asc Wr Wb. Mahad dhamaan teed waxay U Sugtaanatay Eebbeheena Naxariis Guud Iyo Mid Gaaraba Naxariista. Wxaan Kaloo Wax Qabadkooda Balaadhan Ee Ay Had jeer Heeganka Ugu jiraan  Ugu Hanbalyaynayaa Indhamaan Badahda Sahaafada, Maqal Iyo Muuqaalba ee Shacabka Soomaaliland Iyo Dhamaan Soomaalidaba. Anigoo Ku Hadlaya Magacayga Iyo Bagaca Xusbiga aan Xilka U Hayoba Iyo Dhamaan hacabka Reer Soomaliland Ee Ku Nool Magaalada Sheffield ee wadanka UK oo magaaladii ugu horaysay caalamka ee aqoonsata Dowlada Somaliland. Waxaanu Dhamaan Si Wada jir Ah Oo Aan Lagu Kala Aragti Duwanayn Usoo Dhoweeyney Qudbadii Qiimaha Badan Xanbaarsanayd  Ee Madaxweyne Axmed Mahamed Mahamud Ka horjeediyey Labada gole Qaran. Taas  Oo Ahayd Mid Meela badan Taabanaysa Oo Ay Shacabku Haraadnaayeen Lagana Dheehankaro Mid Ku Salaysnay Xakhiiqo Run Ah oo Wax Qabad  oo Dhamaanba shacabka Qurbajoogtu Ay Kala socdaan Tv Qaranka soomaliland Iyo Tv Yada Kaleba Cidina Dafirikari Mudane Siilaanyo Waxaynu Uga Baranay Hore Iyo Dibba Hadalo Lagu Diirsan Karo Shacabkiisuna Ay Sudhaan Qalbiyadooda Noqdana Weedho Dhaxal Gal Ah Oo Had iyo Jer Taagnaada Ama Laxasuusto Tusaale Ahaan Haddii Aynu Kasoo Qaadano Waxaa Ka Mid Ahaa Kuwoo Isagoo Jabhad ah Markii Xaaladu Cakirantey Arinkuna Ahaa Mid Fool Xun Oo Aad markaa Inoogu Ahaa Hadalkii Uu Dhaxanta Inaga Kiciyey Ee Ahaa Markii Su,aal Ku Digasho loo Weydiiyey Lixle Waa Idinka Dhintee Maxaa Yeeli Doontaan Oo Uu Kaga Jawaabey snm Waa isku wadamid Waana Wada lixle Hadalkaa Isaga Ah  Wuxuu Koodhadh bir Ah  Oo Aan Xabadiba Karin U Noqday Dhamaan Snm. Wuxuu Kaloo Yidiilo Boodhka iska Jaf ah U Noqday dhamaan shacabkii Reer soomaliland oo Dhan Kuwaas Oo Markii Hogaamiyahoodii Sidaa u Jawaabey Ku diirsaday. Maantana Waxaa Taa U dhiganta Jawaabtii Caday Ee U Siiyey Madaxweyne Xasan shiikh Iyo Laciirciirkiisa Siyaasadeed Soomaliland Na Waxay Ku Maaxmaahdaa  nin Tiisaba daryeela Tukale Taakulaynka. Haddii aan Intaa halkaa kaga gudbo Waxaa Dhamaanba Shacabka holland ama Nederlan si Mugle Iyo Miisaan U Cabireen Qudbadii Madaxweyne MudaneSiilaanyo Taas oo Dhamaanba noogu muuqata Mid Uu Maqaamkeedu Yahay mid aad U heerSareya Kana Jawaabeysey Wixii Lasoo Qabtay Iyo Waxa Laqaban Doonaba Oo jid Cad oo Laraaci karo Loo Sii Jeexay Aad Iyo Aad Waanu ugu hanbalyaynaynaa Madaxweyneheena Diyaarka u Ah Wax Qabad Iyo Horumar fiican inuu Dalkiisa  Iyo Dadkiisaba Gaadsiiyo Waanu ku Garabgelaynaa Haddii Eebe Yidhaahdo Anagoo Isku mid ah Gacmahana Is haysana. Waxaanuna ugu Danbayntii Leenahay Mudane madaxweyne Halkaa Kasii wad Waxaad haystaa Kalsoonidii Shacabkaaaga Oo isku duuban kuna Garabtaagan Wanaaga aaad wado ee Wax Qabad Iyo Humarka Waxaana Kaloo Udigaynaa Kuwa Madmadoow Raadiska  Doonaaya Inay ku Soo Caanbaxaan Oo Aninu Leenahay Saaxiibayaal Sidaa Iisiga Ah Kuma Godlano Ee Waxaa Haboon Inaa Dhinac Kale Ka haaneedaan. Idinkoo Mahadsan. Wxaan kaloo Siiraciinaya Inaan Shacabka reer Soo maaliland Dildilaac Ku Midhadhalin Aqoon Iyi Isbiiryans Badana Kasoo Laka Dhaxlay Waayihii Iyo Duruufihii Adkaa Ee Ay Soomareen. Diyaarna U Yihiin Iyagoo Dusha Gaadhku Ka Ilaalinayo  Ninka Homarkooda Iyo Nahooda Wada Ina Wax La Qaban doonaan.       Guul Waarta Iyo Citiraaf Oo Ay Soomaaliland hesho Insha,allaah.

Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye Ee Magaalada Sheffield

Xaraf M Xalaf