Sideedd Iyo Tobonkii May Waxaa Dhacay Sideedd Iyo Tobon Dembi oo Waawayn

maqaal

Sida aynu wada ognahay waxa dhawaan daafaha dunidda iyo guud ahaan dalka JSL=ba  laga xusay 23 guuraddii kasoo
Wareegtaya gooni isu taaga dalkan jamuuriyadda somaliland 
Hadaba waxa iyana jirtay in ay dhaceen ceebo aan hore u dhicin iyo dembiyo laga galay meelo dhawra 
Bal haddii aynu ku horyno waxyaabihii ugu waawaynaa waxaa kamidda
1 Madaxweynaha oon shacbiga reer s/land wax hambalyo ah aan u dirin haba yaraatee isag oo khudbadiisa ku bilaabay
Somalia iyo wax baas oo laabtiisa ku qufulaa
2 Calankii s/land oo isagoo geddo kasoo caraabay la gudoonsiiyaya siilaanyo
3 Caqligii ummadda oo la caayay
4 Dad cid ay metelaan aanay jirin oo yidhi waxaanu citiraafnay s/land iyo qaar iyagaba ka sii liita oo iyana ka gudoomay
5 Cashooyinkii bilaa mindiyaha ahaa ee laysla daba alaamay
6 Agaasimihii wasaaradda warfaafinta ee inantii ku soo dhawysay cod baahiyaha ugu jawaabay walaal aamina waan dhawahaye sidee xaafaddii lagu ahaa
7 Baratakoolka xafladda oo aan lahayn ka jeeddoo iyo ku jjeeddo toona oo ay maamulayeen dad aan aqoon ulahayni
8 Baahaysi ay xukumaddu ka samaysay goboladda iyo degmooyinka dalka isla markaana ay ku urursatay lacago aad u fara badan
9 Maamuladdii goboladda iyo degmooyinka oo is waayay khaasatn gobolka togdheer
10 Lacagtaas laga guray ganacsatadda oo aan meelay martay la ogayn iyadoo qof waliba calankiisa sitay
11 Xafladahan miisaanka leh oo aanay xukumaddu keenin warbaahin caalami ah
12 Codkii fanaaniita oo xabeeb lahaa marka laga reebo Sahra Axmed
13 Codkii madaxda s/land oo warbaahita laga maqlaayay iyagoo leh waar foog ii dhiib waar mindi ii dhiib
14 Citiraafkii oo nin geddo ka yimi ku xidhay in marka isaga loo aqoonsado inuu yahay suldaanka smalia uu isaguna ina aqoonsan doono
15 Xarunta madaxtooyadd s/land oo samali oo dhami ka dabaal degtay
16 M/weynaha oo dhawr jeer ku rakoocay xafladda dhexdeed
17 Haraad ay ka cawdeen dadkii ku sugnaa xafladd oo media laga maqlaayay
Qodobka amma dembiga sideed iyo tobnaad waxaan uga tegayaa bahadda Qalin ku difaac group bal in ay igu qalin kusoo sheegaan
Waa bilaahi towafiiq
by Sacad Cali Kaahin Raamalay Sacad plucky 
Qalin ku difaac gruop