Silaanyo Wadaniga Dhabta Alow Dhowr W/Q Khadar Ibrahim

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamayamuwadiniinta Somaliland.

 

 Siyaasiyiinta maanta tartanka ku jira marka la kala saaro muwaadiinku wuxu raadiya kii u haboona aayahiisa iyo qaranka ba, Dalku waxuu u baahan yahay Siyaasi garanaya habka iyo shaxda siyaasdeed oo taariikhna ku leh, nabada iyo horumarka jecel, siyaasi wax ku soo kordhin kara bulshada Somaliland kaasina waa madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo .

Sida aan wada ogsoonahay madaxweyne silaanyo waa nin waddaniyada jacel, taana waxa ku cadenayasaa sid u markasta u ka hawl galo khilaafkasta oo soo kala dhex gala madaxda sare e dalka, taas oo ay ugu dambaysay khilafki yara ee dhex yaale xisbiga talada haya ee kulmiye wuna ka hawl galay tiina wuu ku guulastay xalida khilaafkas, ariintaas oo ay fajac ku riday labada xisbi kale waddani iyo ucid oo gawaanka la saaray ka dib !!.

Hadaba madaxweyne silaanyo waxa lagu tilmaama nin dabeecad wanaagsan iyo dad la dhaqan fiican leh, silaanyo dadka doortay mar labaadna way dooranayaan maadama u ku guulastay inuu dalka horumar gaadho oo dhinic walba muwaadiinku ka arko aragtidaas hadi noqoto dhanka bilicda magaalooyiinka, tacliinta, cafimaadka, wax soo saarka, maamul fidinta, wadooyiinka, marka shicibki doortay 2010 iyo in kalo badan oo racaysa ayaa dooran doonan 2015 madaxweyne silaanyo.

Saadaashu waa khayr khayr khayr !!

W/Q Khadar Ibrahim A

Khadar338@hotmail.com

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++