TAAGEERO MUJAHID MUUSE BIIXI QALINKII WADA ARIN

TAAGEERO MUJAHID MUUSE BIIXI

QALINKII WADA ARIN

M Biixi

Anigoo ah  gudomiyaha dhalinyarada beelaha garaxajis  waxan taageersanahay  muj muuse biixi cabdi oo ah ninkii siilaanyo kursiga saaray ee u halgamay jiritaanka qarankan  silaanyona ugu abaalguday magaydid kursiga hadaba anigoo ku hadalaya afaka dhalinyarada garxajis waxanu leenahay muj muuse waxa lagugula kacay waa waxan shalay ka dagaalamay ee hayeelin inaad ogolaato waxa uu ingula kacay siilaanyo oo aynu odhan karo waa quudhiwaa ,kalitalis

Mujhid ninku yidhi sinaanmayno adana diid sarayantiisa  guulwde yaasha guurtida ee silaanyo hor bodaya hayeelin maantan waa malintaynu u soo dagaalanay waxan kuu balan qaadaynaa inaan kula garaba taaganahay  taageero hiil iyo hooya  

Waxana guud ahaanba bulshadu hada heegan utahay maraka laga reebo wasiirada  kursiga ilaashanaya iyo shaqsiyaad waji ku macaasha in aad noqotid  musharaxa madaxweeyne ee2015

Ugu danabantii waxan golaha dhexe ee xisbiga usoo jeedin lahaa inanay siilanyo inagu soo celin  waayo waxa lagu xasuustaa maant iyo maantuu yimid cadaalad daro qabayaalad nin jeclasi

Sidaas awgeed waa in la taageera isbedelka oo uu muuse hogaamiyo xisbul xaakimka

ALAAMADLEH

BY WADA ARIN

EMAIL>mustafeaa@hotmail.com

Â