TACSI….Allah ha u naxariistee Cismaan Xassan Shanfool Cigaal oo Hargaysa ku geeriyooday.

Tacsi
Innaali Laahi wa inna Ilayhi raajicuun annagoo
Innaali Laahi wa inna Ilayhi raajicuun annagoo ah dadka hoos ku qoran waxaanu u diraynaa tacsi tiiraanyo leh dhamaanba ooridii, ubadkii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Cismaan Xassan Shanfool cigaal oo maanta ku geeriyooda magaalada Hargeisa. Marxuunkana waxaanu Ilaahay uga baryeynaa innuu naxariitiisa janno ka waraabiyo.Aamiin aamiin
 
Dulmar Aw Maxamuud
Amran Maxamed Ahmed
Samira Maxamed Cisman
Nuura Maxamed Cisman
Cabdi Maxamed Cisman
Mustafe Maxamed Cisman
Suleekha Maxamed CismanÂ