TACSI…INAA LILAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN…….. KULU NAFSII DAAIQATUL MAWT Marxuun Khadar muumin yuusf Cigaal.

TACSI

INAA LILAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN…….. KULU NAFSII DAAIQATUL MAWT.

Jaaliyada somaliland ee dalka finland iyo dhaman bulsho weynta somaliyeed ee dalka finland ayaa 
Tacsi tiiraanyo leh udiraya Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay 

Gudoomiyihii xawaalada mustaqbal finland .- Marxuun      Khadar muumin yuusf Cigaal.

oo shalay 11.05.2014. ku geeriyooday magalada helsinki ee wadanka finland

Marxuunka waxanu uga baryeynaa inuu janada fardawsa alle ka waraabiyo
 Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna illaahay samir iyo iiman ka siiyo 

amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

G.jaaliyada finland:- Xassan cali sadexle 
G. ku xigeenka jaliyada:-  C/laahi aadan Roobel
Agaasimaha hctv finland: Aadan yuusuf cisman iyo xaaskiisa
Suldan Cawil c/laahi xayd
Xildhibaan;- Faysal yuusuf caynaan
Xassan cumar Huree 
siciid Cumar hurre
Xasan nuur
Sheekh Xasan dhalac
Abwaan ismaciil maxamed cali
C/casiis C/laahi
Mustafe sh.Aadan
iyo dhaman dadkaloo farabadan oo halkan aanan ku soo koobi karin
waxay Tacsi udirayaan ehelkii iyo qaraabadii  uu ka baxay uuna eebo samir iyo iiman ka siiyo 
isagana janadii fardawsa illahay ka warabiyo.. amiin amiin