Â
TACSI..INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICIIN.GEERIDA MOHAMED ABDILAAHI ADAN OO 22/05/2014 KU GEERIYOODAY CAASIMADA SOMALILAND.
Â
INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICIIN.
WAXA TACSI AAD U TIIRAANYO BADAN DIRAAYA ANIGA OO AH SACAD MAXAMED QADHAN TACSIDAAS OO KU SOCOTA Â MUSTAFE CABDILAAHI AADAN IYO DHAMAAN REER CABDILAAHI ADAN GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMI WALAALKIIS MOHAMED ABDILAAHI ADAN OO 22/05/2014 KU GEERIYOODAY CAASIMADA SOMALILAND HARGAYSA.
WAXAAN ILAAHAY MARXUUNKA UGA BARYAYAA NAXARIISTII JANO IYO SAMIR IYO IIMAAN INUU KA SIIYO DHAMAAN REER CABDILAAHI ADAN.
AMIINÂ Â AMIIN AAMIIN
DHAMAAN MAREEGTA SALAANMEDIA SHAQAALAHEEDA IYO DADKA JECEL IN AY BOOQDAAN MAREEGTA WAXAY TACSI U DIRAYAAN ALLAH HA U NAXARIISTEE GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMIDÂ REER CABDILAAHI ADAN Â GAAR AHAANÂ MARXUUMÂ MOHAMED ABDILAAHI ADAN OO 22/05/2014 KU GEERIYOODAY CAASIMADA SOMALILAND.WAXAAN GAAR AHAAN SI GAARA UGU TACSIYADEYNAYAA AQOONYAHAN MUSTAFA CABDILAAHI AADAN OO AH WALAALKII OO KU SUGAN MAGAALADDA LONDON.
WAXAAN ILAAHAY MARXUUNKA UGA BARYAYAA NAXARIISTII JANO IYO SAMIR IYO IIMAAN INUU KA SIIYO DHAMAAN REER CABDILAAHI ADAN.
Â
AMIINÂ Â AMIIN AAMIIN