Tacsi Ku Socta Qoyskii uu Ka Baxay Marxuun Cabdi Faarax Muuse(Cabdi Qooley)

Tacsi Ku Socta Qoyskii uu Ka Baxay Marxuun Cabdi Faarax Muuse(Cabdi Qooley)
Tacsi

TACSI: Kayse Axmed Digaale,Dr.Xasan Ismaaciil,Ismaaciil Maxamuud Caraale,Cabdi Faarax Digaale,Maxamuud Axmed Xasan Dhagalaab,Gaashaane Ciil Tire, Maxamed Jaamac Bootaan, Maxamuud Maxamed Warsame (Jaare),Ismaaciil Caato, Cabdi Raabi, Xuseen (Girgire),Cismaan Abokor Berberaawi,Maxamuud Faarax Gurey,Cismaan Afgaab,Axmed Dheere, CabdiWali Aadan Geeljire,Cartan Maxamed Jaamac,Cabdsamad Faarax,Axmed Jawhari,Siciid Quluumbe, Prof.Xasan Faroole,Ibraan Yuusuf(Jirde),Dr C/qaadir x.Muuse,Eng.Cabdi Cali Xume,Maxamuud Cali Jaamac(Malow) 

Cabdi Jiinje, Cabdi Cali Dhegawayne, Maxamed Huriye,Maxamed Aadan Foolge,Baashe Aw-Yuusuf, xuseen Xaaji quluumbe,Maxamed Abokor, Siciid Cige.

Dhamaan Dadkani waxay Tacsi u Dirayaan ehelkii iyo qoyskii uu Ka Baxay ,Marxuun Cabdi Faarax Muuse(Cabdi Qooley),oo Ka mid ahaa Wax garadka reer Togdheer,oo ku GeerIyooday Burco 11-5-2014.Waxay Leeyihiin Samir iyo iiMaan, Marxuunkana janadii eebbe ha ka waraabiyo ..aamiin..aamiin.