VOTE FOR ANWAR AHMED HAJI DIRIR SHEFFIELD CITY COUNCIL ELECTION ON 22 MAY 2014 VOTE FOR ANWAR AHMED HAJI DIRIR

vote

VOTE FOR ANWAR AHMED HAJI DIRIR SHEFFIELD CITY  COUNCIL ELECTION ON 22 MAY 2014 VOTE FOR ANWAR AHMED HAJI DIRIR SHEFFIELD CITY  COUNCIL ELECTION ON 22 MAY 2014 BURGREAVE WARD ANWAR AXMED HAJI DIRIR WAA  MURASHAX U TARTAMAYA GOLAHA DEEGAANKA SHEFFIEDL XISBIYADA KA JIRA WADANKAN KAMA  SHARAXNA BALSE GOONIDIISA AYUU UTAAGAN YAHAY WAA SOOMALILANDER-KII 2AAD EE  JAGADAN ISU SOO TAAGA WAXAA RAJO FIICAN KA MUUJIYEY JAALIYADA REER SOMALILAND EE  DEGAN MAGAALADA SHEFFIELD WAAYO MALAHA XILDHIBAAN ILAA IMINKA.

SIDAAD LA SOCOTAAN WAXAA GOLALAHA DEEGAANKU ICTIRAAFAY SOMALILAND BISHII  APRIL HADII ANWAR SOO BAXO WAXAA SII XOOGAYSANAYA XIDHIIDHKII JAALIYADDA  SOMALAILAND IYO GOLAHA DEEGAANKA SHEFIELD. ANWAR WAA NIN DHALINYARO AH OO WAX KU  BARTAY WADANKA INGRIISK GAAR AHAAN MAGAALADAN SHEFFIELD ISAGAOO BARTAY  CAAFIMAADKA KANA BAXAY JAAMACADDA HALLAM UNIVERSITY.
DOORASHADU WAXAY DHACAYSAA 22KA BISHAN MAY WAXAANA LA RAJAYNAYAA IN  SOMALILADA DEGAN MAGAALADANI AY SOO SAARI DOONAA XILDHIBAAN SHANADKAN HADII EEBE  IDMO. DOORASHADA IYO SIDAY U DHACDO IYO WELIBA NATIIJADA WAANU IDINLA SOCODIIN  DOONAA.
CONTACT: TELL:07930369570 E-MAIL: