Waa ayaan daro iyo ceeb ina dul hoganaysa hadhaagii halgamayaashii s.n.m in 23 sanadood kadib loo baaheeyo Qalinkii-ahmed-lababaale

MAQAAL

asc wrw  
waaa ayaan daro waana ceeeb ina dul hoganaysa shacab iyo xukuumadba  in inagoo u dabaal dagayna sanad guuradii 23 aad eedib uxoraynta wadankan somaliland kasoo wareegtay in maanta qaadhaan loo ururiyo oo loo baaheeyo la iskana ilooway hadhaagii halgamayaashii s.n.m ee xoreeyay wadankan aynu ku naaloonayno nabadiisa iyo nabadgalyadiisa
 
waxay hayd ,maalintii shalay markii lagu war helay warbaahinta oo laga soo daaayay iyadoo loo baahiyaynayo  mujaahidiin badan oo qaar xaga dhimirka waaliida yihiin  qaar naafo yihiiin qaar kale bukaaano kala duwan lajiifaaan  iyo qaar kaloo badan oo iyaguna gobolada wadanka ku baahsan oo tanoo kale ay haystao oo aan cidiba iyaga ogayn
 
waxay ahayd in xukuumada somaliland ee uu gadhwadeenka kayahay axmed .m.m.siilaanyo oo ahaa mujaahidkii ugu mudada dheeraaa ee ururkii s.n.m  oo in badani oo shacabka kamid ahi ay filayeeen inuu mujahaidiinta dhulka k qaadi doono oo uu wax  qaban doono  laakin arnkaaasi noqdy mid lagu hungoobay  oo xitaaa dumarkii ay ka dhinteen mujahidiintii ugu waawayaa ururki s.n.m markay burco ugasoo baqooleen ee ay is yidhahdeen madaxwayne siilaanyo utaga ooqaabila  ciidamada madaxtooyadu ay jeelka u taxaabeeen  iskaba daaa qaabilaad ay qabilaan madaxwaynahee 
 
hadaba waxaan qoraakaygan kusoo gudbinayaaa soona jeedinayaaa in aynu  ukacno
gudo iyo debedba xukuumad. baayacmushar. iyo shiciba 
 oo cidwalba la ga horysiiyo daryeelkooda iyo wax qabadkooda intii ka hadhay halgamayaashii s.n.m iyo agoomahay katageeen intii ku shahiiday xorayntii wadanka 

waxa inagu wada waajiba inaynu agoomihii ay ka dhinteen kuwii ku shahiiday halganka iyo kuwa maanta nool ee darxumada iyo xanuunada iyo dhibaatooyinka kala duwani ay haystaaan ee la isk ilaaway inaynu dhulka ka qaadno kana hor marino cid walba markaasaynu wax noqonaynaaa aqoonsigaynu doonaynana hilayna laakiin intay kuwaasi dyaacanyihiin ee darxumaysan yihiin 
walaahay inaaynaan waxba noqonayn ilaahayna wuu inagu eegayaaaa
 walaahu wliyu tawfiiq
qalinkii- ahmed suleiman-lababaale
xahmednuur@hotmail.com