Wadanka Qatar qunsulka ufadhiya safarada Somaalida oo is hortagay qabashada xaflada 18may

asc
iyadoon ay fooda inag so hayso dabaaldagii sanadguuradii 23 ad ee xuska 18 may aduunkana meel kaste oo a ku noolyihiin jaaliyada somaliland ugadiyaar garooween sidii ay ugu dabaal dagi lahayeen maalintan ku qaliga ah  ee soo noqoshadii xoriyada gooni isutaaga somaliland  ayaaa wadanka Qadar casimadiisa dooxa waxa lagu xusi jiray dabaaldaga uska 18 may  hasa yeesheee  waxa dhacday  sadexdii sanadood  ee ugu danbeyay inaaanay ka qabsoomin  xafladaas waynaynta malinta  xuska 18 ka may   hadaba wax la is waydiin karaaa .maxaa sababay inay xafladan 18 kamay  ka qabsoomi waydo  wadanka Qadar ?
waxa la odhan karaa waxa sababy  sadex ariood   1- waa ta ugu horaysee cadaadis fara badan oo kaga yimi safaaarada soomalidu ku leedhaay wadanka qadar  khaasatan  qunsulka ufa dhiya safaarada qadar  oo layidhaahdo  .mukhtaar   qunsulkan ayaa tan iyo intii loosoo magacaabay xilkan qunsulnimo ayaa si ba.an uga soo horjeesty in jaliyadasomaaliland ee kunool wadankan Qadar  ay ku qabsadaan xafldan lagu xsayo gooni isutaaga somaliland isaga oo waraaqo u qaybiya wasaarada arimaha gudaha ee ku shaqada leh ogolaanshaha xafladaha ..sidaa aweedna loo diiday in xafladan la qabto   2- iyo arinka labaad ooah  in ay jaaliyada somaliland ku dhex milantay somaliwayn isla  markaasna aanay jirin gudi ama odoyaal somalilander ah oo ay leedahay jaaliyada somalland ee dean waankan qadar  .
qaar badanina ay ka shidaal qaataan safaaada lafteeda   hadba waxaan qormadaydan kusoo jeedinayaa laba arimood   ta koowaad waxay kusocataa qunsulka mukhtaar mukhtaarow hadaanu nahay jaaliyada somaliland  ee wadankan qadar kuma necbin waananu kugu amaanaa hawlaha aad uhayso dadka somaliyeed ee wadanka qadar degan laakiin  kaama qarsoona iskamana indha tiraysid qadiyadayada iyo gooni isutaagayaga somaliland xaqbaananu u leenahay inaanu qabsano munaasibadan iyo qaar kale oo badan  markaa waxaanu ku leenahay faraha kala bax cadaawada iyo xasidnimada aad kuhayso isu imaatinka iyo xuska munaasibadan nagu qaaliga ah   waata labaade .waxaan usoo jeediyanaa  jaaliyada somaliland  ee wadankan ku dhaqan in ay isuyimaadaan oo ay samaystaaan  gudi jaaliyada matasha  hor moodna ay kanoqdaan dhalinyarada faraha badan ee aqoonyahanka ah ee wadanka jooga
 walaahu  waliyu tawfiiq  
qalinkii-lababaale cisman-1@hotmail.com

 
 
 
 

Â