War Deg Deg Ah : Saddex Ka Mida Shaqaalaha Somtel Oo Ku Geeriyooday Deegaanka Xabaalo Tumaalo Ka Dib Markii Uu La Soo Dhacay Taawar Ay Shaqeenayeen + Magacyada 3-Da Marxuum

BROK NEWSSSS

Hargaysa (SM) IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN waxaa maanta geeriyooday Allaha ha u naxariiste saddex ka mida shaqalaha shirkada somtel ka dib markii uu la soo dhacay taawar ay markaasi shaqo ka wadeen halkaasna ay ku naf waayeen shaqalahan oo magacyadoodu kala yihiin

1. Marxuum Deeq Siciid Cismaan

2. Marxuum Cabdiraxiin Maxamed Kaarshe

3. Marxuum Axmed Nuur Cali

kuwaas oo ku Geeriyooday Shil-Taawar Oo ka dhacay Deegaan-ka Xabaalo Tumaalo Oo u dhaw Magaalada Berbera, Innaali laahi wa innaa ilahayhi raajicuun.

 

Waxaana la filaya in maydka marxuumiintaas la keeno hargaysa wakhtiyada fooda innagu soo hayaa.

Salaanmedia/Hargaysa