WASAARADA ARIMAHA GUDAHA MIYAYSAN KA WARHAYN OROMADAN KUSOO QULQULAYSA DALKA & SAMAYNTA AY KU YELAN KARAAN AMNIGA,CAF​IMADKA

maqaal

(WASAARADA ARIMAHA GUDAHA MIYAYSAN KA WARHAYN OROMADAN KUSOO QULQULAYSA DALKA & SAMAYNTA AY KU YELAN KARAAN AMNIGA,CAFIMADKA)

wasaarada arimaha gudaha waa inay wax ka qabataa oromadan jaha wareerisay dalka,dadkaba  ee sida bilaa xadka ah usoo galaysa dalka iyagoo samayn ku yeelan kara amniga iyo caafimadka barasabadana waa inay gartaan shaqadooda ku aadan dadkan bilaa sharciga ah ee gobolada iska soo galaya. waxaynu aragnaa oromo farabadan oo raabo raabo uwada socdo waliba dhashoodana wata suuqana dhex maraya iyagoo cafimad daro iyo amni daraba sababi kara lana soo dhex raaci kara
Anigoo ah musharaxa madaxwaynaha mustaqbalka waxaan soo jedinayaa waxaa inagu soo beegan maalinta taarikhiga ah ee 18may waa in il dheer loo yesha dadkan soo galootiga ah ee dalka kusugan inta lagu jiro farxada 18may na gabi ahaanta la xareyaa oromadan qarqisay magalooyinka dalka aysan samayn inoogu yelan