Wixii degmada ceergaabo ka dhacay shalay waxa ka masuula ahaa ciidanaka booliiska

MAQAAL

Wixii degmada ceergaabo ka dhacay shalay waxa ka masuula ahaa ciidanaka booliiska

Hadaan xukuumadu badalin taliyeyaasha ciidankan waxa  laga dhali doonaa arin cawqib xumo reebta

Qalinkii mustafe wada arin

Sida intiinii joogta ama daawatay dhegeeysatay ,aad lawada socoteen waxa maalintii shalay oo  ahyd maalintii xornimada somaliland ee ay guud ahaanba gayiga somalilaand ka socdeen dabaaldagayada aan loo kala hadhin.

Ay magaalo madaxda g/sanaag ku waa bariisatay rasaas iyo rabashado ay msuul ka  ahaayeen  taliyeyaash ciidanka booliiska g/sanaag oo uu gadhwadeen uyahaya taliyaha qabata gacmo yare oo gobolka baryahanba ka wada  qas iyo qalalaase isga iyo xeer ilaaliyaha oo uu adeer uyahay  iyo waliba shaqsiyaad ku lamaan oo iyan huriya colaad ay ka abuuraan gobolka gaar ahaan degmada ceergaabo oo ay duulimaad aan  kala hadh lahayn kusoo qaadee  aadna moodo in xukuumadu raali kaga tahay  caadaysiga dabiyada ay galeen ee aan cidina waxaba ka odha ama aan laga bedelin  mid koodna waxana hada gobolku  noqday mid uxidhan shaqsiyaadkaas oo caadaystay duulimaadak  iyo isku dirka  beelaha wallaalaha ah ee wada daga goblka sanaag gaar ahaan degmada ceergaabo waxan rabaa inaan cadayo mid ka mida dhacadooyinkan

Waxa xalay la soo qaaday maxaabiis lagu magacaabay inay yihiin  kuwii shalay dagaalamay mudaharaada diiday calanka oo lugu sheegayey inay ka soo jeedaan beesha degta koonfurta degmada ceergaabo ku waas oo aan ahay cid lagu tilmaamay 48da maxbuus waxa kaga jir cidii lalahaa waa kuwa rabashada abuuray 1 halqof waxana cada in la ururyey dada  ka soo jeeda beesha  degta galbeedka bariga woqooyiga sanaag oo aan waxa lagu hayasataa cadayn  iyadoo ay dadka la ururyey ku jiraan shaqsiyaad waayeela oo aan waxa gesan

2 dhacadada kale waxa xalay maxabiistan lagu laayey ceel afway kadib markii loosoo qaada xabsiga  gar adag .

Waxana ilaahada dhaaawacayo qaba inta la hubo ilaa afr maxbuus  waxan loo diiday  maxaabiisata 1 caafimaad 2 qaraabadooda  waxana xog rasamiya ku hayanaa in aanay dadakani waxa rabashada gasan.

Guntii iyo gaba gebadii  waxan halkan uga soo jeedinayaa xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne siilaanyo iyo wasiirka huruumarka xirsi cali xaaji xasan inay naga soo bedalaan inamada calooshooda ushaqasate yaasha ah ee aan eegan danta qaranka iyo gobolka xukuumadu ku hawalantahay huruu markiisaba  waxana leeyahay wasiir xirsi taariikhdaa ku qori mar labaad dhica dahalinyarada  sanag oo awelba kugu taamaysey  hadaad naga bedesho magafe yaasha hadii  waa halis amnigu hanaloo soo diro taliye raamaax udhigma  oo heegan u aha danta qaranka iyo isku duubnida gobolka

ALAA MAHADLEH

TEL00252634418407