Xaladda 18 May Oo La Qabanayo Friday 16th May 2014 Bristol UK

May 14, 2014 | Filed under: Community,Maqaal/Articles,Somali 
Dhamaan  shacabka somaliland meelwalbay joogan iyo bahda website yada oo qayb libaaxleh ka qaadatay horumarinta bulshadda, intaa kadib waxaan ogaysiinaynaa shacabka somaliland ee UK inay nagala soo qayb galaan xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo Council ka magaaladu soo diyaariyey waxaana kasoo qaybgalaya Mayorka Bristol iyo MP iyo xildhibaanadda goballada dalka uk qaarkood iyo wafi wasiira ah oo somalilan ka soda.
waa banaanbax lagutaageerayo qadiyada somaliland hala soo baxo yaan loo kala hadhin calamada somaliland hala soo xidho.

Meeshu waa
City hall , green college,

Friday 16th May 2014, 12:00 duhurnimo iyo Bristol City Hall, College Green, BS1 5TR.

Ka soo wayb gal wacan.

 

20140506_141543_fact_1Capture (1)
By. Jaamac maxamed baadiye

Ka Dhiibo Fekerkaaga

0 Aragtiyood

Â