Daawo Muqaal cajiiba…Wariye Abdihafid oo katirsan Universal TV oo Ka Difacaya Aflagaado toosa oo Loo Gaystey Ummadda Somaliland,arin kudayasho mudana wariyuhu sameeyey…!!!

Wariye Cabdixaafid oo ah wariye Aqoonyahana kana hawlgala  TVga Universal ayaa arin kudayasho   mudan sameeyeykadib markii nin xiiqsan oo shacabka reer Somaliland u geystay aflagaado toosa,kadibna waxa si cad Wariye Cabdifataax uga joojiyey hadalkii cayda ahaa isagoo ku khasbay in uu raali galin ka bixiyo kadibna khadka ka saaray.Waxa aynu odhan karnaa waxa uu wariyuhu sameeyey geesinimo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUQAALKA.