Daawo Sawirada Xisbiga WADDANI Oo Xaflad Soo Dhoweyna Usameeyay Dhalinyarada Jaamacadaha Ee Gobolka SAAXIL Oo Kusoo Biiray

June 27, 2014 Berbera(SM) – Mucaaradka WADDANI ayaa Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo caawa Ka dhacday magaalada Berbera Ee Gobolka Saaxil kusoo Dhoweyay Aqoon yahanka iyo Dhalinyarada Gobolkaasi Ee Jaamacadaha oo taageeradooda si midaysan ugula soo Biiray Xisbiga WADDANI. Gudomiyaha Xisbigaasi Md:- Cabdiraxmaan ciro iyo Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan hogaanka xisbigaasi Ayaa munaasibadan Ka Qayb galay. Waxana Dhamaanba Hogaanka Xisbiga WADDANI iyo masuuliyiinti halkaasi ka hadlayba  si isku mid ah usoo dhoweeyeen Cududa Taageero midaysan Ee Dhalinta Gobolkani kula soo biireen Xisbiga WADDANI. Geesta kale dhalinyaradan ayaa dhankooda ku baanay sida ay uga midaysan yihiin ka gobol ahaan taageeradda hiil iyo hooba ee ay u hayaan xisbiga Wadani. 10352766_796988420325356_1564106013213559287_n10360356_796988343658697_1357010053290951545_n10412033_796989003658631_5128378330033969199_n10433090_796989373658594_2424924582689270417_n10443364_796988526992012_4130580343034552982_n10447854_796989206991944_2961832423014609860_n10452385_796989073658624_6594411421098002550_n10453114_796989133658618_8405392079393435038_n10455590_796988363658695_8959132155322022413_n10463003_796988400325358_5806240998595708553_n

index

10464379_796988743658657_541470308307070488_n10468081_796988423658689_7689084404808616430_n10471032_796989066991958_7612376215086191603_n10473361_796988763658655_8578137218704396412_n10478135_796988540325344_6675798790261600289_n10485296_796989183658613_1749462533299509409_n1504039_797018870322311_4094526106556712548_n10340005_797018900322308_8020182325268551124_n10455822_797018876988977_2029801586195173567_n10458162_797018863655645_7925202266625552155_n10464158_797018893655642_6171773108853662297_n10500313_797018906988974_8735004190483793862_n10502380_797018860322312_2194550685757249586_n

10518991_796993016991563_3065106053291932564_n

 

Salaanmedia/ Hargeysa 

Â