Daawo Sawiro..26 Juun oo London laga xusay iyo qaar ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland oo kasoo qayb galay..

image

Kulan kooban oo ka dhacay Nomad Restuarent ee Galbeedka London ayaa lagu xusay 26 Juun maalintii Hornimadda Somaliland ka qaadatay dalka Ingiriiska, Kulanka oo koobnaa waxa goob-joog ka ahaa qaar ka mid ah madaxda Somaliland oo uu hogaaminaayo Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan,Gudoomiyaha SSUK Cabdale Saalim,Siyaasiga Iimaan West London Somaliland iyo dhalinyaro,Haween .Kulanka waxa laga waramay muhiimadda Maalinta 26 Juun iyo arimo kale oo Somaliland ku saabsan.

Salaanmedia/London

 

IMG_1901 IMG_1904 IMG_1908 IMG_1913 IMG_1915 IMG_1917 IMG_1919 IMG_1920 IMG_1922 IMG_1923 IMG_1927 IMG_1932 IMG_1933 IMG_1934 IMG_1935 IMG_1939 IMG_1941 IMG_1942 IMG_1944 IMG_1947 IMG_1950 IMG_1953 IMG_1955 IMG_1956 IMG_1958 IMG_1965