Daawo Sawiro…Ciyaar Soomaali badhtamaha London lagu soo bandhigay oo ay soo abaabuleen qaar ka mid ah Shacabka reer Somaliland ee London.

Bal daawo isdhexgalka bulshada walaalaha ah ee reer Henley iyo reer Borama. “Waa ciyaarta saliciga ku jira ee silinbaawiyaa silinbaawiyaa yacayni silinbaawiya”.

7

Kooxda hiddaha iyo wacdarihii maanta ee bandhiga toddobaadka dhaqanka reer Awdal oo maalintii saddexaad ka socda gudaha magaalada Henley ee dalka Britain.

1 2 3 4 5 6  8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 10417702_780594715308647_5407740203048162148_n